Monday, May 29, 2023
spot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DHAGEYSO} Munasabad Xariga Looga Jarayo Tartan Aqooneydka Bisha Ramadaan Ee Idacada Hiiraanweyn...
Array

{DHAGEYSO} Munasabad Xariga Looga Jarayo Tartan Aqooneydka Bisha Ramadaan Ee Idacada Hiiraanweyn Oo Galabta Ka Dhaceysa Beledweeyne

Idacada hiiraanweyn ee magalada beledweeyne ayaa qabaneysa sanaadki 3.aad tartan aqooneydka bisha barakeysan ee ramadaan taas oo aay ku tartamayaan tartamayaal ka kala socdda dhamaan afarta xafadood ee aay ka koban tahay magalada beledweeyne ee xaruunta gobalka hiiraan.

Xafad kasta ayaa waxaa ka imandoona 2.koox oo tartamayaal ah waxana tartankan uu yahay mid wajiyo badan leh oo aay dhamaan is arkayaan dhamaan tartamayaasha xafadaha kala duuwaan ee magalada beledweeyne.

Manta galinka dambe ayaa waxaa lagu wadda in xariga looga jaro munasabaad ka dhici doonta magalada beledweeyne taas aay kaso qeybgali doonaan masuliyinta mamuulka Gobalka hiiraan mamuulka sare ee idacada hiiraanweyn wariyayaal guud ahaan tartamayaasha tartami doona iyo marti sharaf kale.

Madaxa idacada hiiranweyn ee magalada beledweeyne maxamed cismaan makaraan ayaan wax ka weydiyay bal in uu sharaxaad ka bixiyo sababaha sanaadki 3.aad kenay in idacada hiranweyn aay qabato tartan aqooneydka bisha barakeysan ee ramadaan.voce

Sido kale madaxa idacada hiranweyn ayaa hoosta ka xariqay in su.allaha lagu tartamaayo aay gacan weeyn ka geysteyn aqoonyahano macalimiin iyo profasoro ku suugaan magalada beledweeyne voce

Idacada hiranweyn ee magalada beledweeyne ayaa sanaad kasto waxaa aay dhaxda uu xirata qabsomida tartan aqooneydka bisha ramadaan taas oo wax badan aay ka fa.idaan su.allaaha lagu tartamaayo dhageystayaasha ku tixaan idacada eek u sugan magalada beledweeyne

Sanaadki hore ayaa tartanka waxaa ku guleystay xafada kooshin lamina ogaa xafada sanaadkan tartanka ku guleeysan doonta.

halkan hoose ka dhageyso.

MUQAALO

WARARKII UGU DANBEEYAY