Wasirka arimaha gudaha iyo faderaalka ee xukumada soomaalia c/raxmaan xuseen odoowaa oo ku sugaan degmada cadaado ee g/balka galgaduud ayaa wax laga xumaddo ku tilmamay dagalada kasocda qeybo ka mid ah xadka ethopia iyo gobalka galgaduud ee bartamaha dalka soomaalia isagoona cidamada niyu boolis ku edeyay in aay gesteen xasuuq bini adanimo.
Wasir odoowa ayaa hoosta ka xariqay in iskudaayo badan aay sameyeen in aay ku joojiyaan dagaladaasi isago cidamada niyu boolis ku edeyay in aay geeysteeyn xasuuq bini.adanimo waxana uu shegay in dhibatoyinkaas aay uu gudbinayaan dowlada ethopia sii aay wax uguu qabato.
Cidamada niyu boolis ee dowlad degaanka soomaalida ee dalka ethopia ayoow wasirka shegay in aay dileeyn oo aay xasuqeen dad uu badan reer mii oo ku sugna gudaha xuduudka soomaalia.
Hadalka wasirka arimaha gudaha iyo faderaalka xukumada soomaalia ayaa waxaa uu imanayaa xilli in ka badan isbuuc uu socddo dagaal uu dhaxeeyo cidamada niyu boolis iyo dad reer mii ah inta uu dhaxeysa xaadka soomaalia iyo ethopia aay wadagaan gar ahaan gobalka galgaduud ee bartamaha soomaalia
Halkan hoose ka dhageeyso.