Xildhibaan Daahir xasan cabdi oo ka qey Galayay barnaamijka falaqeynta xaladaha dalka Ee Ka baxa Radio Hiiraanweyn magalada b,weyne ayaa si cad uga soo hor jeestay in gobolka hiiraan lagu daro gobolka shabeelaha dhaxe iyo Banaadir taas uu ku macneyay in hiiraan u yahay labo gobo oo kala ah shabelaha sarre iyo hiiraan,
Daahir Xasan cabdi oo ah mudane katirsan barlamaanka soomaaliya ayaa waxaa uu sidoo kale shegay dadka reer hiiraan ay isku tashtaan oo ay ka hortagaan qorsha muqdisho laga malegaayo oo ah in hiiraan la hoosgeyo shabelaha dhaxe taas oo u shegay in ay tahay mid qalad,
,gobolada dalka walakala qey biyay lkn hiiraan lama qeybin hiiraan waxaa u kaweyn yahay gobolada banaadir iyo shabellha dhaxe mana suurta galeyso in aan ku biirno goboladaas , waxana hada baledweyne u jogaa in aan ka qeyb qaato dhismaha maamulka hiiraan iyo shabelaha sarre oo melfiican nomaraa .,/ayuu yiri xildhibaan Daahir xasan cabdi,
abuukaate daahir xasan cabdi ayaa malmahii la so dhafay ku sugnaa baldweyne si uu uga qeyb galo shirka loga hadlaayo ayaha gobolada hiiraan iyo shabellaha sarre