Tartan Aqoneedka Busha Barakeysan Ee Radamadaan Oo Ay So Qaban Qaabisay Radio Hiiraanweyn Ayaa manta Si rasmi ah uga bilaawday magalada baladweyne ee gobolka hiiraan
Kulankii Ugu Horeyay ee Manta ayaa waxaa u dhax maray xafadaha kooshin A iyo Xaawo Taako A waxana u ku so dhamaday bar bardhac
kulanka labaad ayaa waxaa u dhicidonaa malinta biri ah uu hadii u ebo qadaro waxana u dhexeyaa xafadaha kala ah
Kooshin B iyo Buundo Weyn B insha allah Lasoco Natiijada
HALKAN KA DHAGEEYSO BARNAAMIJKA OO DHAMEYSTIRAN
SAWIR QAADE MAXAMED CABDI SANEEY