fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKADhallinyaro badan oo u tahriibaya Mareykanka

Dhallinyaro badan oo u tahriibaya Mareykanka

Khamiis May.11.2023 {HMC} Xoghayaha Amniga gudaha ee Maraykanka Alejandro Mayorkas ayaa arbacadii ballan-qaaday inay maalmaha soo socda kala eryi doonaan kumanaan muhaajiriin ah oo ku sugan xuduudda ay la wadaagaan Mexico, kuwaas oo doonaya inay dalka Maraykanka soo galaan, marka ay dhamaato siyaasad dhinaca socdaalka ah oo xaddidaysay soo gelitaanka Maraykanka.

Khubarada ayaa ku qiyaasaysa inay xuduudda Maraykanka iyo Mexico ay ku sugan yihiin illaa 150,000 oo muhaajiriin ahi.

Soomaali badan ayaa ka mida dadka uu soo jiitay safarka tahriibka ah ee Maraykanka lagu imanayo, kadib markii dhallinyaro soo tahriibtay ay baraha bulshada ku baahiyeen xogo ku saabsan marinada ay u isticmaaleen tahriibka ay ku galeen Maraykanka. Meelaha sida weyn looga dareemay safarkaas tahriibka ah waxaa ka mida magaalada Jigjiga.

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} DEG DEG Wasaarada gaashandhiga oo faahfaahisay deeganadii maanta lala...

0
Isniin 21-Aug-2023-{HMC} Wasaarada gaashandhiga oo faahfaahisay deeganadii maanta lala wareegay iyo Ceelbuur oo la filayo in maalmaha soo aadan aay soo gasho gacanta Dowlada.HALKAN...