Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo ka socda Deegaanka Moqori ee Gobalka Hiiraanweyn.

    0
    KHAMIIS September 21, 2022 {HMC} Warar madax banaan oo aan ka helnay Deegaanka Moqokori ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Al-shabaab ay halkaas ka wadaan Dhaq-dhaqaaqyo u muuqda in Deegaankaas ay isaga baxayaan.
    Ciidamadda Dowladda iyo Kuwa Deegaanka ayaa dhankooda lasoo warinayaa in ay kusii jeedaan deegaanka Moqokori ee Bariga kaga beegan Degmada Buulo-Barde ee Gobalka Hiiran.
    labadii maalmood ee lasoo dhaafay dhaq-dhaqaaqyadda ka socda Deegaanada hoostaga Degmada Buulo-Barde waxaa ay ahaayeen kuwo aad u xoogan waxaana maalin ka hor Deegaanka Yasooman gaaray wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.

     

    WIXII KUSOO KORDHA XAALADA MOQOKORI HALKAAN KALA SOCO.
    SHARE