Duqeymaha ayaa ciidamada Kenya waxay ku garaaceen deegaano la sheegay inay ku sugnaayeen ururka Al-shabaab.,waxaana si dhab ah loo xaqiijin Karin qasaaraha ka dhashay duqeynta.
Cornel Yaasiin Xasan oo ka mid ah Saraakiisha gobolka Gedo oo la hadlay warbaahinta Risaala ayaa xaqiijiyay duqeynta lala bartilmaameedsaday dagaalyahanada Kooxda Al-shabaab,isagoona sheegay
Cornel Yaasiin Xasan wuxuu sheegay inay jiraan qasaaro ka dhashay duqeynta,laakiin si gaar ah waxyeelo duqeynta ugu soo gaartay xoolo badan oo dadka deegaanada la duqeeyay ay dhaqanayeen.
Deegaanada la duqeeyay ayaa u dhaxeeya degmooyinka Garbahaareeya iyo Balad-xaawo.
