Magaalada Kismaayo ee xaruunta maamulka Jubbaland waxa maanta lagu wadaa inay ka qabsoonto doorshada madaxweynaha maamulkaasi.
Murshaxiinta u tartamaysa xilkaasi ayaa ka hadlay barnaamijkooda siyaasadeed.
Dhinaca kalena waxaa jira baaqyo ka imanaya qeybo ka mida bulshada deegaanka oo ku baaqaya in dib loo dhigo doorashada.
Doorashadan manta ka dhaceyso kismaayo waxaa ay ku so beegmeysaa xili barlamanka soomaaliya uu si cad u diiday barlamaanka jubbaland ee manta wax doranayo