Friday, February 3, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeARIMAHA BULSHADADoorasho ka dhacday Burkina Faso

Doorasho ka dhacday Burkina Faso

Dalka Burkina Faso,waxaa maanta dadku codkooda ka dhiibteen doorashada madaxweynaha oo 14 qof ay u sharaxan yihiin.

Waa markii u horeysay oo muddo sanado ah oo dalkaasi ay doorasho ka dhacdo.

Doorashadan ayaa timi, kadib markii xukunka laga riday kal hore madaxweyne Campaore oo dalkaasi muddo dheer xukumayey

MUQAALADA

ENGILSH NEWS