Doorasho ka dhacday Burkina Faso

0
498

Dalka Burkina Faso,waxaa maanta dadku codkooda ka dhiibteen doorashada madaxweynaha oo 14 qof ay u sharaxan yihiin.

Waa markii u horeysay oo muddo sanado ah oo dalkaasi ay doorasho ka dhacdo.

Doorashadan ayaa timi, kadib markii xukunka laga riday kal hore madaxweyne Campaore oo dalkaasi muddo dheer xukumayey

SHARE