fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAAfmadow: 17 qof oo u geeriyooday cudurka shuban biyoodka

Afmadow: 17 qof oo u geeriyooday cudurka shuban biyoodka

Arbaco 22 March 2023 {HMC} Wararka ka imanaya magaalada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in 17qof oo isugu jira caruur iyo dad da’ah ay cudurka shuban biyoodka ugu geeriyoodeen xarunta karantiilka ee isbitaalka degmadaas.
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland oo gaaray Dagmadaasi ayaa deeq dawo iyo raashiin ah gaarsiiyay dadka cudurka shuban-biyoodka uu soo ritay ee ku dhaqan degmada Afmadow.
MUQAALO

WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUQAALKA} Doorashada Madaxweynaha Puntland oo Lagu galidoono qof iyo cod

0
Arbaco-4-October-2023-{HMC} Doorashada Madaxweynaha Puntland oo Lagu galidoono qof iyo codMaxamuud Caydiid Dirir Wasiirka warfaafinta ee maamul Puntland, ayaa ku adkaystay inay qabanayaan doorasho qof...