Tuesday, January 31, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKADowladda Soomaaliye oo sheegtay in ay wax ka qabeyso Maraakiibta Xeebaha Dalka...

Dowladda Soomaaliye oo sheegtay in ay wax ka qabeyso Maraakiibta Xeebaha Dalka Sharci darada ku jooga

Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Maxamed Cumar Caymoy oo la hadlay Warbaahinta  ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka war hayso Maraakiib Dagaal oo dalka si Sharci daro ah ku jooga islamarkaana sheegta in ay la dagaalamayaan Kooxaha Burcad badeeda Soomaalida.

Wasiirka ayaa Tilmaamay in sanadihii danbe Badda Soomaaliya ay Dayacneyd oo Cid walba ay ku soo xad gudbeysay.

Sidoo kale Wasiirka Kaluumeysiga Xukumadda Soomaaliya ayaa Xusay in Qorshe Cusub Wasaaradda Kaluumeysiga ay u keentay Kaluumeysatada Soomaaliyeed kaas oo u sahlaya in ay Badda si wanaagsan uga soo jilaaban karaan.

 

MUQAALADA

ENGILSH NEWS