fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 395
HomeDuqa Magaalada Nairobi: Oo Gashanka Ku Dhuftay Eeynta Musuqa Ee Lagu so...
Array

Duqa Magaalada Nairobi: Oo Gashanka Ku Dhuftay Eeynta Musuqa Ee Lagu so Jediyay

Duqa Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Dr Evans Kidero, ayaa xalay oo arbaco aheyd beeniyay eedeeymo loo jeediyay oo ku saabsan wax is-daba-marin iyo lunsasho lacago badan oo uu sameyay xilligii uu madaxda ka ahaa War-shada Sonkorta Kenya ee Mumias.

Eedeymaha loo jeediyay Evans Kidero, ayaa waxaa kamid ah inuu qaatay lacag dhan 650 Milyan oo lacagta Kenya ah, taasoo uu bixiyay ganacsade markuu ahaa agaasimaha maamulka ee Shirkadda Sonkorta Mumias.

Lacagta lagu eedeynaayo inuu qaatay Duqa magaalada Nairobi, ayaa la sheegay iney aheyd mid ku timid heeshiisyo ganacsi oo ay gashay shirkadaas xiliguu uu hogaamin jiray. Wuxuuna soo bandhigay xalay cadeymo Kidero cadeymo ku saabsan heeshiis ganacsi oo uu saxiixay bishii April ee sanadii 2012-ka, kaasoo uu sheegay in qarashkii ka soo baxay uu toos ogu dhacay qasnada shirkada.

Hadalka Duqa magaalada ayaa ka dambeyay iyadoo dhawaan ganacsade lagu magacaabo Jacob Juma uu ka codsaday Maxkamada sare iney xanibto hantida Duqa magaalada Nairobi kadib eedeymaha uu u soo jeediyay.

Si kastaba ha ahaatee Dr. Evans Kidero oo hada ah Duqa Nairobi, ayaa inta uunan xilkaas qabanin ka hor wuxuu ahaa agaasimaha sare ee maamulka Shirkadda Sonkorta Kenya ee Mumias.

Duqa Magaalada Nairobi hiranweyn

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO

Sacuudiga oo qaaday tallaabo ka dhan ah Maamulka Somaliland

0
Arbaco, October -4- 2023-{HMC}  – Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa joojisay xoolihii Somaliland ee loo dhoofin jiray dalkeeda, sida ay sheegtay xukuumadda Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Xanaanada...