Shirka Maamul usameynta Gobolada Dhexe ayaa furmayaa Maalmaha soosocda waxaana socota Xaraynta Ergada Sida Wararka aan ku helayno.
Ergooyinka ayaa sida tan loo diyaariyay.
1-Duduble 35
2-Sacad 26
3-Cayr 26
4-Saruur 26
5-Saleebaan 26
6-Mareexaan 66.5
7-Murusade 52.5
8-Waceeysle 35
9-DIR 35
10-Sheekhaal 17
11-Beesha 5-aad 17
Isku darka guud ee Ergada waxeey noqotay 362 xubnood.
Maamulka Ahlusunah Wal Jameeca ayaa Loo qorsheyay Iney Qaatan 38-da xubnood.
Geesta kale Gudiga Farsamada ayaa soo jeediyay in Maamulka KMG ah loo baxsho Galmudug, iyadoona Calana ay soo bandhigeen, waxaana la horgayn doonaa kulanka ugu horeeya ee Ergooyinka la isugu keeno.