Monday, May 29, 2023
spot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeGaari ayaa intuu kor u duulay kaga soo dhacay saqafka sare guri...
Array

Gaari ayaa intuu kor u duulay kaga soo dhacay saqafka sare guri ku yaal magaalada Durban ee Koonfur Afrika.

Gaari ayaa intuu kor u duulay kaga soo dhacay saqafka sare guri ku yaal magaalada Durban ee Koonfur Afrika.

Darawalka ayaa sheegay in gaariga uu dalacad ku waday, taasi oo keentay inuu ku dhaco guri ku yaal magaalada Kwamakhutha. Qof jiifay qol ku dheggan halka uu gaariga ku dhacay iyo darawalka ayaa la sheegay inaysan wax dhaawac ah soo gaarin.

Dhimashada shilalka wadooyinka ayaa ku badan Koonfur Afrika, taasi oo badi ka timaada si xun oo loo wado gawaarida iyo alkolka oo qalad loo isticmaalo.

Gaari Durban ee Koonfur Afrika

MUQAALO

WARARKII UGU DANBEEYAY