Golaha Guurtida Somaliland oo Madaxweyne muuse biixi cabdi u sameyeen muddo kordhin labo sano ah

    0
    26
    Sabti October 1, 2022 {HMC} Golaha Guurtida Somaliland oo maanta sabti kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa muddo kordhin u sameeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi
    Golaha ayaa u codeeyay in madaxweyne  Biixi loogu kordhiyo muddo xileedkiisa laba sano ah – si loogu diyaar garoobo Doorashada.ka dhacda soomaliland
    Mucaarad Somaliland ayaa si adag u diidanaa Muddo kordhin loo sameeyo Madaxweynaha Biixi iyaga oo dhigay bannaanbaxyo rabshada wata oo ka dhan ah Xukumadda.