fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAGuddiga Isku-xirka Maraykanka iyo Afrika oo lagu dhowaaqay

Guddiga Isku-xirka Maraykanka iyo Afrika oo lagu dhowaaqay

Khamiis May.11.2023 {HMC} Magaalada Washington ee caasimadda dalka Maraykanka ayaa looga dhawaaqay Guddiga isku-xirka siyaasadda Maraykanka iyo Afrika, kaasi oo ka shaqeyn doona horumarinta wada shaqeynta u dhaxeysa labada dhinac.

Kooxdan ayaa waxaa aas-aastay xildhibaan Ilhan Omar, oo ah qofkii u horreeyey ee ku dhashay qaaradda Afrika ee xubin ka noqda Congaress-ka Mareykanka.

Haddaba, daahfurka guddigan oo ay ka qaybgaleen madax ka kala socotay Mareykanka iyo Afrikaba, ayaa waxa looga Hadlay Horumarinta iyo wada shaqeynta u dhaxeysa labada dhinac.

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} DEG DEG Wasaarada gaashandhiga oo faahfaahisay deeganadii maanta lala...

0
Isniin 21-Aug-2023-{HMC} Wasaarada gaashandhiga oo faahfaahisay deeganadii maanta lala wareegay iyo Ceelbuur oo la filayo in maalmaha soo aadan aay soo gasho gacanta Dowlada.HALKAN...