fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 395
HomeGuddigii Dowladdu ay u dirtay xadka Soomaaliya iyo Kenya oo hadlay kadib...
Array

Guddigii Dowladdu ay u dirtay xadka Soomaaliya iyo Kenya oo hadlay kadib markii ay soo indha,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Guddi Xaqiiqo raadin ah u dirtay Xadka Soomaaliya iyo Kenya kadib markii ay soo baxeen Wararka sheegaya in Dowladda kenya ay ku soo durugtay  Dhulka Soomaaliya.

Guddiga ayaa tagay halka uu Muranku ka taagan yahay gaar ahaan Magaalooyinka Baled-xaawo iyo Mandheera,iyagoona soo arkay Xadgudubka Dowladda Kenya ay ku sameysay Dhulka Soomaalida.

Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Guddiga ayaa  sheegay in ay soo Arkeen sida ay wax u jiraan islamarkaana ay maanta Warbixin dheer ka siin doonaan Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddiga ayaa sheegay in Dadka Soomaaliyeed ee Xadka ku sugan ay diyaar u yihiin in Dowladda Kenya ay ka difaacdaan Dhulka oo ay doonayaan in ay la dagaalaan.

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO

{DAAWO SAWIRADA} Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ismiidaamin Ah oo...

0
Jimco Sebtembar 29, 2023 {HMC} Warar dheeraad ah ayaa ka so baxaayo qasaaraha ka dhashay qaraxii Ismiidaaminta ahaa oo galabta ka dhacay Maqaaxi ku...