fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 395
HomeGuddiyo Xal ka gaara Khilaafka Jubbaland iyo Dowladda oo la sameeynayo
Array

Guddiyo Xal ka gaara Khilaafka Jubbaland iyo Dowladda oo la sameeynayo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo inta uusan ka soo tagin Magaalada Kismaayo ka hadlay Khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in marka hore loo baahan yahay in la Abuuro Kalsooni siyaasadeed.

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Cumar C/rashiid Cali ayaa intaa ku daray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka in ay Magacaabayaan Guddi ka xaajooda Khilaafka Dowladda iyo Jubba.

Guddiga Labada Dhinac ay Magacaabayaan ayaa lagu wadaa in ay wada Fariistaan si Xal looga garo Khilaafka soo biloowday markii Baarlamaanka Soomaaliya ay kala direen Golaha Wakiilada Jubbaland.

Tagitaanka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Magaalada Kismayo ayaa wax badan ka badashay Arrintii Khilaafka,iyadoo la xasuusto in Khilaafka Dowladda iyo Maamulka Jubbaland laga dareemay Saameyntiisa Magaalada.

 

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO

Sacuudiga oo qaaday tallaabo ka dhan ah Maamulka Somaliland

0
Arbaco, October -4- 2023-{HMC}  – Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa joojisay xoolihii Somaliland ee loo dhoofin jiray dalkeeda, sida ay sheegtay xukuumadda Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Xanaanada...