Friday, January 27, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAIdaacada VOA oo laga mamnuucay in laga dhageesto Deegaanada Maamulka Puntiland

Idaacada VOA oo laga mamnuucay in laga dhageesto Deegaanada Maamulka Puntiland

War Qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Maamulka Puntiland ayaa deegaanada maamulkaasi ka taliyo looga mamnuucay in laga dhageesto ama Idaacadaha kuyaala ay sii daayaan Laanta Afka Soomaaliga ee VOA.

Wasiirka Warfaafinta Puntiland ayaa ku eedeeyay Idaacada VOA in ay caadeesatay tabinta Warar aan xaqiiqo aheyn uu sheegay in ay dhaawacayso sumcada iyo jiritaanka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntiland.

Halkan ka Aqriso Qoraalka VOA looga mamnuucay Deegaanada Puntiland

 

MUQAALADA

ENGILSH NEWS