spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Kenya oo dib ugu Celisay 22 Qof oo Soomaali ah Dalka Koofur...

Kenya oo dib ugu Celisay 22 Qof oo Soomaali ah Dalka Koofur Africa.

0
31

Sabti 24, Jan 2026 {HMC} Dhalinyaradii Soomaaliyeed ee ku Xirnayd garoonka Jomo Kenyatta ee magalada Nairobi ayaa Dib ugu soo Laabtay Magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika.

22-kii Qof ee dhalinyarada Soomaaliyeed ee dhawaan ka tagay Koonfur Afrika Laguna Xiray Magaalada Nairobi ayaa la sii daayay, iyagoona Raacii Ugu dambeeyay ay Maanta kasoo dageen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Magaalada Cape Town.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here