Friday, February 3, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAKoonfurta Sudan: Dagaal ka qarxay Malakal Iyo Shacabka Oo Bilabay In Ay...

Koonfurta Sudan: Dagaal ka qarxay Malakal Iyo Shacabka Oo Bilabay In Ay Qaxaan

Dagaal u dhexeeya ciidamada iyo kuwa horjeeda maleeshiyo dowlada taageersan ayaa ka qarxay magaalada hodanka ku ah saliidda ee Malakal ee dalka koonfurta Suudan.

Dagaalka ayaa ka bilowday habeenkii talaadada dhismaha guddoomiyaha magaalada. Tiro dad ah ayaa ku dhaawacay, ugu yaraan labo kunna waxay qaxooti u galeen xerooyinka Qaramada Midoobay ee halkaasi.

Magaalada waqooyiga bar ee Nile-ka sare ayaa dagaalo soo noqnoqday ay ka dilaaceen ilaa markii dagaalka sokeeye uu ka qarxay Koonfurta Sudan bishii December sanadkii 2013dii.

dagaal

MUQAALADA

ENGILSH NEWS