Tuesday, January 31, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAKu Simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ayaa Cambeereeyay Weerarkii Garoowe

Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ayaa Cambeereeyay Weerarkii Garoowe

Kusimaha Ra’iisul wasaaraha dalka ahna Wasiirka Dastuurka Xuseen Maxamuud  Sheekh Xuseen oo la hadlay warbaahinta ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii aay al.shabaab ay ku qaadaan shaqaale u shaqeeya Qaramada Midoobay gaar ahaan hey’adda UNICEF kaas oo ka dhacay magaalada Garoowe.

Wasiirka ayaa sidoo kale tacsi u direy ehelada dadkii ku dhintay weerarkaasi isagoo sidoo kale caafimaad u rajeeyay dadkii ku dhaawacmay.

Ku simaha Ra’iisul wasaaraha dalka Xuseen Maxamuud ayaa nasib daro ku tilmamay weraarkaas isago mamulka puntland uguu baqay in aay sameyaan baritaano dheeri ah,

 

MUQAALADA

ENGILSH NEWS