Thursday, February 2, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAKumanaan qof oo bilaabay in ay guryahooda ka cararaan wadanka Burundi

Kumanaan qof oo bilaabay in ay guryahooda ka cararaan wadanka Burundi

Wararka ka imaanaya dalka Burundi ayaa sheegaya in kumanaan qof ay bilaaben in guryahdooda ay ka cararaan kadib markii waqtigii ay dowladda u qabatay in lagu wareejiyo hubka aan sharciyeysneen uu gabo gabo kusoo dhawaaday.
Wararka waxa ay sheegayan in saraakisha Burundi xalay ay warbaahinta dadka kala hadleen oo ay u shegen cidii wareeji wayda in ay sidii cadowga ula dagaalami doonaan.
Dadka barakacay ayaa la sheegay in ay qabteen wadamada Jaarka la ah dalkaasi.
MUQAALADA

ENGILSH NEWS