waxaa uu ka hor yimid Xeer illaaliyr ku xigeenka Qaranka Muqtaar Nuur Abuukar amar soo baxay Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir kaas oo ahaa in la xanibaad lagu sameeyo 35 Website.
Kuxigeenka Xeerilaaliyaha Guud Ee Soomaaliya Muqtar Nuur Abuukar ayaa sheegay in Xanibaad hadii wax lagu sameynayo ay Talaabadaas leedahay Maxkamad,islamarkaana aysan la hayn Xeerilaalintu Amar ay ku Xirto Wabsetyo.
Shalay ayaa Qoraal ka soo baxay xafiiska Xeerilaaliyaha Guud Ee Soomaaliya waxaa lagu Amray in wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ay Xanibto 35 Webset oo lagu Qoro Soomali.