Saturday, January 28, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAMaamulka Puntland Oo Qabatay Rag ka Tirsan Shabaab+Warmurtiyeed.

Maamulka Puntland Oo Qabatay Rag ka Tirsan Shabaab+Warmurtiyeed.

Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay xaaladda guud ee amniga Puntland iyo xaaladda degmada Taleex.

FG : Lifaaqa hoose ka Akhri Warmurtiyeedka.
WARMURTIYEED 23-4-20150001
MUQAALADA

ENGILSH NEWS