Saturday, February 4, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeARIMAHA BULSHADAMaamulka Somaliland oo ka hadashay dagaalka gaalkacyo

Maamulka Somaliland oo ka hadashay dagaalka gaalkacyo

Xukuumada Somaliland ayaa maanta ugu baaqday dhinacyada ku dagaallamaya magaalada Gaalkacyo inay joojiyaan dagaalka.

Wasiirka Arimaha dibedda Somaliland Dr Sacad Cali shire oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaarada ee Hargeysa isagoo ku sii jeeday dalka Kenya ayaa wuxuu u soo jeediyay maamullada Soomaaliya ee ku dagaallamaya magaalada Gaalkacayo inay wada hadal ku dhammeeyaan khilaafkooda oo ka fogaadaan xabbada iyo baro-kicinta dadweynaha .

Dr sacad wuxuu sheegay in siyaasadda Somaliland tahay in dalalka mandiqadda geeska Afrika, ay ku noolaadaan nabad, wixii is afgaran-waa ahna loo adeegsado in miiska wada hadalka lagu xalliyo .

MUQAALADA

ENGILSH NEWS

Somali children play football on Mogadishu streets as city hosts high-level...

0
Friday February 3, 2023 By Mohammed Dhaysane. MOGADISHU, Somalia Somali children came out Wednesday in the nation’s capital to play football on the streets as the...