Monday, May 29, 2023
spot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeMaamulka Somaliland oo si daayay Weriyeyaal ku xernaa Magaalada Berbera
Array

Maamulka Somaliland oo si daayay Weriyeyaal ku xernaa Magaalada Berbera

Maxkamada magaalada Barbara ayaa xoriyadoodii usoo Celisay Labo wariye ee kala ah Axmed Saciid Maxamed iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cige iyo waliba Abwaan Maxamed xasan cajaa’ib oo Labadii maalmood ee danbeeyay Ku xirnaa saldhiga dhexe ee Berbera.

Maxkamada ayaana saaka Diiday Codsi boolis ska iyo Xeer Ilaalinta Gobolka saaxil dalbadeen oo ahaa in Afar casho oo danbe Loo xalaaleeyo sidii ay Kiis ugu samayn lahaayeen Labadan wariye iyo Abwaanka.

Sii dayntan kabacdi Ururka suxifgiinta somaliland ee SOLJA ayaa u mahad naqay bahda garsoorka somaliland, oo Sharciga waafajiyay sii daynta wariyayaasha sida au sheegeen

Waxa kale oo Ururtka Suxufiyiinta Soamliland e SOLJA u mahadnaqay warbaahinta kala duwan oo ka qeyb qaadatay sidii loosii deyn lahaa ,

 

MUQAALO

WARARKII UGU DANBEEYAY