Saturday, February 4, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAMaamulka warbaahinta Hiranweyn oo Shacabka Muslimiinta la wadaagaya Hambalyada Ciida

Maamulka warbaahinta Hiranweyn oo Shacabka Muslimiinta la wadaagaya Hambalyada Ciida

 

Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Hiiranweyn  ayaa Farxada Hambalyada Ciida la qeybsanaya dhamaan Dadka Muslimiinta ah meel waliba ay aduunka ka joogaan.

 

Agaasimaha guud ee warbaahinta Radio Hiiraanweyn Max’ed Cismaan Makaran ayaa Hambalyada Ciidul Adxa u diray dhamaan Muslimiinta,isagoo si gaar ah Farxada ula qeybsaday Shacabka Soomaaliyeed dal iyo dibad meel kastoo dunida ka joogaa.

 

” Waxaan aad ugu faraxsanahay in maanta oo maalinta koowaad ee Ciidul Adxa Ilaahey samo nagu gaarsiiyay,si wanaagsan ula dabaal degeyno Shacabka Muslimiinta oo gudday Waajibaadkii lagu lahaa,marka waxaan leeyahay in ciidaan ciideeda ilaahey nagu gaarsiiyo samo iyo barwaaqo,”ayuu yiri Mudane Makaran

 

 

 

Wuxuu sheegay Agaasimaha Warbaahinra Hiranweyn Ee Magalada Baladweyne in maanta Damaashaadka Ciida Dhageystayaasha Idaacada lala qeybsanayo,islamarkaana loo soo bandhigi doono Barnaamijyo iyo Waliba Hadiyado kala duwan oo lagula dabaal degayo Farxada Ciida.

 

Guud ahaan maanta ayaa dalalka Islaamka si aad ah looga dabaal degayaa Munaasabada Mamulta Ciida adxa

.

Maxamed Cisman Makaran

MUQAALADA

2 COMMENTS

Comments are closed.

ENGILSH NEWS

Somali children play football on Mogadishu streets as city hosts high-level...

0
Friday February 3, 2023 By Mohammed Dhaysane. MOGADISHU, Somalia Somali children came out Wednesday in the nation’s capital to play football on the streets as the...