Saturday, February 4, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAMagaalada Muqdisho oo si weyn looga Ciidayo maanta

Magaalada Muqdisho oo si weyn looga Ciidayo maanta

Maanta oo ah Maalinta Koowaad ee Ciida Carafo ama Ciidul adxa ayaa Magaalada Muqdisho Dadka ku nool waxaa ay u dabaal dagayaan Munaasabada Maalinta Koobaad ee Ciida.

Caruurta ayaa lagu Arkayaa iyaga oo Wajiyadooda ay ka muuqato Farxad,wadooyinka  waa weyn ee Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Dadka waa weyn ayaa iyaganuna Camiray Masaajidyada si ay u Tukadaan Salaada Ciida.

Dhanka kale waxaa jira Dad ku nool Muqdisho oo u badan Qoysaska Barakacayaasha oo Caruurtooda iyo iyaguba aysan ka muuqan Damaashaadka Maalinta Koowaad ee Ciida,kuwaas oo ay haysato wax la’aan waxaana loo baahan yahay in Qof walba oo Muslim ah Allena uu Wax siiyay in ay Gargaaraan.

MUQAALADA

ENGILSH NEWS

Somali children play football on Mogadishu streets as city hosts high-level...

0
Friday February 3, 2023 By Mohammed Dhaysane. MOGADISHU, Somalia Somali children came out Wednesday in the nation’s capital to play football on the streets as the...