Maanta oo ah 21-ka October waxaa ay ku beegan tahay markii uu Milatariga Soomaaliya ee uu Hogaaminayay Xilligaas Allah ha u naxariistee Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre uu la Wareegay Taladii Dalka.
21-kii October 1969-ii ayey aheyd markii Af-gambi aan dhiig ku aadan uu ka dhacay dalka islamarkaana Madaxweynihii Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre uu la wareegay Xukunka Dalka.
Ahmiyadda manta oo kale aay uu ledahay umadda soomaliyeed waxaa ka hadlay duqa degmada beledweeyne cumar adaan deeqoow oo manta shir ja.raid uu qabtay saxafada isago ka hadlay muhimadda manta oo kale oo ku asteysan 21.october.
Maanta oo kale ayaa Soomaaliya laga Xusi jiray Maalinta Kacaanka oo aheyd 21-ka October,iyadoo la Xasuusto in Dhamaan Shaqaalaha Dowladda,Arrdayda Iskuulada,Jaamacadaha iyo Ciidamada Qalabka sida ee Dalka ay mari jireen October,kuwaas oo Dhoolo-tus ku sameyn jiray Barxada Tarabuunka ee Magaalada Muqdisho.