Arrinta mooshinkan ayaa soo jiitameysay in mudda ah iyadoo xildhibaannada qaar ay sharci darro ku tilmaameen mooshinkaasi.
Dhowr jeer oo horay la isugu dayay in arrintan lagu dhameeyo wadahadal ayaanay suuragelin.
Haddaba Cabdullaahi Goodax Barre, waxa uu ka tirsan yahay xildhinbaannada mooshinka ka keenay madaxweynaha, waxana uu Lanta Afka Soomaaliga Ee Bbcda U shegay In U mooshinkan u yahay mid sharci ah Islamarkana aysan Kaqeyb Gali doonin Kulanka Manta