Monday, May 29, 2023
spot_imgspot_img
HomeARIMAHA BULSHADAMaxey kawada hadlen Ra’iisul Wasaaraha Xamse Cabdi Barre iyo Guddoonka...

Maxey kawada hadlen Ra’iisul Wasaaraha Xamse Cabdi Barre iyo Guddoonka Golaha Aqalka Sare ?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qado sharaf hoygiisa ugu sameeyay Guddoonka Golaha Aqalka Sare iyo Guddiga Joogtada ah.
Xamse Cabdi Barre ayaa Golaha Aqalka Sare uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay ugala shaqeeyeen Xukuumadda ansixinta shuruucda kaabaysa Dhaqaalaha, Amniga, Deyn-cafinta iyo Arrimaha Bulshada
MUQAALO

WARARKII UGU DANBEEYAY