fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAMeydka AUN Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo laga soo dejiyay Garoonka Duyaaradaha...

Meydka AUN Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo laga soo dejiyay Garoonka Duyaaradaha Muqdisho.

Sabti May-27/2023-{HMC} Diyaarad sidda Meydka AUN Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle ayaa goordhow soo caga dhigatay Garoonka Duyaaradaha Aadan Cadde waxaana Garoonka ku sugan masuuliyiin iyo dadweyne kale.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan goleyaasha dowladda ayaa salaadda Janaasada kula tukanaya Marxuumka Garoonka Diyaaradaha ka dibna waxaa Aas Qaran loogu sameyn doonaa caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO