fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 395
HomeMicrosoft Oo Iibsatay Saamiga Ugu Badan Ee Shirkada BlackBerry Kadib Marki...
Array

Microsoft Oo Iibsatay Saamiga Ugu Badan Ee Shirkada BlackBerry Kadib Marki…

Shirkadda ugu balaaran Saeynta barnaamijyada Kumbiyuutarada ee Microsoft ayaa lagu soo waramayaa inay iibsatay Saamiga Shirkada telefoonada gacanta ee BlackBerry, waxa ayna ku iibsatay aduun lacageed oo gaarayaa $7 Bilyan oo Dollar.

Sida lagu daabacay wargeyska kasoo baxa wadanka India kana faalooda arimaha Tiknoolajiyada ayaa cadeeyay in shirkada Microsoft dhawaan ay waday wada xaajood hoose oo ah sidii ay ku iibsan laheyn saamiga ugu badan ee Shirkada Soo Saartay Telefoonada casriga ah ee BlackBerry , wargeyska ayaa cadeeyay in Microsoft ay ku iibsatay lacag dhan 7 Bilyan oo Dollar.

Arrintaan ayaana kusoo beegmeysa ayadoo hoos u dhac xoogan ay la kulantay shirkada BlackBerry sanadadii u dambeeyay kadib markii suuqa looga awood badiyay, waxaana la filayaa in Balack Berry ay soo laba kacleyn doonto kuna soo laaban doono suuqa aaladaha Casriga ah gaar ahaan telefoonada Smart Phones ka ah.

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO

Kenya oo ammar ku bixisay in aragti lagu toogto kooxo dhibaato...

0
Dilalka xoolo dhaqatada iyo dhaca loo geesanayo xoolahooda gaar ahaan lo’da ayaa kusoo badanaya gobolka galbeedka dalka Kenya kuyaalla ee Rift Valley, waxaana gobolkaasi...