Axad 4, Jan 2026 {HMC} Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sabtigii soo xiray madaxweynahya Venezuelan Nicolas Maduro kaddib weerar lagu qaaday caasimadda dalkaas ee Caracas.
Xeer-ilaaliyaha guud ee Mareykanka, Pam Bondi, ayaa ku dhaaaqday in Nicolas Maduro iyo xaaskiisa dacwad loogu soo oogayo New York.
Pam Bondi waxay intaas ku dartay in Maduro lago soo oogay “shirqool la xiriir sameyn iyo ka ganacsiga maandooriye, in uu u geliyo daroogo Mareykanka, iyo haysasho hubka wax-gumaada oo lagu weerarayo Mareykanka”
Waxay kaloo intaas ku dartay in madaxweynaha iyo xaaskiisa ay degdeg u wajahayaan cadaaladda.
BBC






