Saturday, February 4, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKARa’iisul Wasaare Sharmaake oo sheegey in Xukumaddu ay diyaar u tahay bixinta...

Ra’iisul Wasaare Sharmaake oo sheegey in Xukumaddu ay diyaar u tahay bixinta Mushaarka Ciidamada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C.Rashiid Cali Sharma’ake oo lahadlayey qaar kamida wadamada taageera Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in xiligan Soomaaliya diyaar u tahay in ay horay u socoto oo iyadu waxqabsato.

waxaa uu tilmaay R/ Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya in xiligaan Dowladda Soomaaliya diyaar u tahay bixinta Mushaaraadka Ciidanka Dalka iyo la tayeeyo taasna mar sii horeysay laga fakaray.

Sidoo kalana waxaa uu tilmaamay Ra’iisul Wasaaruhu in laba huraan ay tahay in ladhiso Xeryo Ciidanka lagu taba-baro.

Hada waxaa Mushaaraadka Ciidanka Soomaaliya bixintooda gacan ka geysta qaar kamida Wadamada Soomaaliya taageera iyo hey’ado kale, Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan oo hore waxaa ay sheegtay in lama huraan tahay in Bixinta Mushaaraaadka Ciidanka Dowladda Soomaaliya ay Dowladdu Gacanta ku dhigto.

MUQAALADA

ENGILSH NEWS

Somali children play football on Mogadishu streets as city hosts high-level...

0
Friday February 3, 2023 By Mohammed Dhaysane. MOGADISHU, Somalia Somali children came out Wednesday in the nation’s capital to play football on the streets as the...