Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Ay Kula Ciyaarayso Real Madrid Oo La Shaaciyey

    0
    228

    Thomas Tuchel ayaa awoodda saaray khadka dhexe oo ay ka wada ciyaarayaan Mason Mount, Jorginho, N’Golo Kante, Cesar Azpilicueta iyo Reece James.

    Saddex difaac dhexe oo ay dhinacyada ka caawinayaan Azpilicueta iyo Reece James ayaa is-garab taagan, waana Thiago Silva, Antonio Rudiger iyo Christensen.

    Real Madrid oo iyaduna waqti hore soo saartay shaxdeeda ayay weerarka uga ciyaarayaan Karim Benzema iyo Vinicius Junior, waxaana  dhexda ka caawinaya afarta ciyaartoy ee Luka Modric, Toni Kroos, Casemiro iyo Fede Valverde.

    Shaxaha rasmiga ah ee labada kooxood

    Chelsea XI: Mendy, Christensen, Thiago Silva, Rudiger, James, Kante, Jorginho, Mount, Azpilicueta, Havertz, Pulisic.

    Kaydka: Kepa, Bettinelli, Alonso, Kovacic, Lukaku, Werner, Loftus-Cheek, Chalobah, Saul, Ziyech, Kenedy, Sarr.

    Chelsea XI: Courtois, Mendy, Alaba, Militao, Carvajal, Kroos, Casemiro, Modric, Vinicius, Benzema, Valverde.

    Kaydka: Lunin, Fuidias, Vallejo, Nacho, Asensio, Marcelo, Vazquez, Bale, Ceballos, Rodrygo, Diaz, Camavinga.