fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKASoomaalida oo si rasmi ah ugu biirtay Suuqa Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika...

Soomaalida oo si rasmi ah ugu biirtay Suuqa Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC)

Jimco-02-June-2023-{HMC} Riyadii Soomaalida ee ku biiritaanka Suuqa Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) ayaa rumoobeysa, ka dib markii maanta madaxda ururka EAC ay ansixiyeen warbixintii Guddiga Qiimeynta codsiga Soomaaliya.

Arintan ayaa la rumeysan yahy in ay Faaido weyn ku qabto Soomaalida.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii xafiiskiisa yimid waxa uu dagaal ku bixiyay ka mid noqoshada Suuqa Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ee EAC.

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO

RW Xamse oo la kulmay Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden.

0
Sabti Sebtembar 23, 2023 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay kula kulmay madax sarsare...