Tuesday, June 6, 2023
spot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Array

Tahriibayaal Lagu Qabtay Xeebaha Liibiya Ka Dib Marki….

Qaar ka mid ah maraakiibta dagaalka ee dalalka Yurub ayaa lagu amray inay badbaadiyaan tahriibayaal, ku safrayay xeebaha dalka Liibiya oo ku sii jeeday Yurub.

Tahriibayaasha oo la sheegay inay kumannaan gaarayeen waxa ay ku safrayeen 14 doomood.

Waxaa la qabtay saacado kaddib markii ay ka dhaqaaqeen xeebaha koofureed ee Liibiya.

Doomo ay soo direen tobannaan dal oo Yurub ka mid ah ayaa lagu amray inay badbaadiyaan dad tahriibayaal ah saarnaan 14 doon kuwaas oo isku deyaayay inay Yurub gaaraan.

Sabtidii, doon buufin ka sameysneyd oo siday inkabadan 100 qof oo badankooda ay ka soo jeedeen Sudan, Eritrea iyo Somaliya ayaa lagu qabtay xeebaha Tripoli.

tahribayaal

MUQAALADA

WARARKA

{DAAWO MUQAALKA} Soomaaliland oo So bandhigtay Ciidamo iyo Gaadiid ka so goostay Maamulka SSC

Talaado-june-06-6-2023-{HMC} Soomaaliland ayaa maanta So bandhigtay Ciidamo farabadan iyo Gaadiid ay sheegtay in ay ka so goostay Maamulka SSC khaatumo. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTAÂ