fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 395
HomeTareenka xawaaraha dheer Oo ku socda Fanasiiska.Oo Laweraray
Array

Tareenka xawaaraha dheer Oo ku socda Fanasiiska.Oo Laweraray

Laba qof oo Mareykanka u dhalatay, lana aaminsan yahay inay ciidamo fasax ku jira yihiin, ayaa waxa ay ka hortageen nin aad u hubeysnaa oo saarnaa Tareenka xawaaraha dheer ku socda ee Fanasiiska.

Way la dagaallameen markii ay arkeen dhaqanka ninka oo ay ka shakiyeen ninkan oo la socday tareen ku dhex safrayay Amsterdam iyo Paris.

Labada ninba wuu dhaawacay laakiin waxa ay ku guuleysteen inay u dowaadaan ayna gacanta ku dhigaan markii tareenka uu gaaray deeganka Arras ee waqooyi Bari Faransiiska.

Waxaa la sheegayaa inuu yahay wiil dhallinyaro ah oo u dhashay dalka morocco.

Maamulka faransiiska waxa ay sheegayaan in dhacdada ay baarayaan ciidamada la dagaallama waxa loogu yeeray Argagixisada.

Wasiirka arrimaha gudaha ee faransiiska, Bernard Cazeneuve, ayaa sheegay in geesinimada rakaabkaasi ay ka hortagtay musiibo ay suuragal ahayd inay tareenka gudihiisa ka dhacdo.

Madaxweyne Obama ayaa dhankiisa amaanay shaqaalahan Mareykanka ah sida dhaqsada ah ee ay u fikireen ugana hortageen arrinta.

 

werar lagu qaday franceska

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO

Xildhibaan Sanbaloolshe oo shaaciyey xogta sida lagu sii daayey Cali Xooshow

0
Talado, October -3- 2023-{HMC} Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) ayaa soo saaray qoraal uu ku sharaxay sidii ay ugu suurta-hashay inay cabsiga ka soo...