Monday, May 29, 2023
spot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeTunisia oo heshay shabakadda weerarada
Array

Tunisia oo heshay shabakadda weerarada

Saraakiisha Tunisia ayaa sheegay inay daboolka ka qaadeen, shabakadda ka dambeysa weeraradii xeebta dalxiiska oo ay ku dhinteen 38 dalxiisayaal shisheeye.

Wasiir dowladda ka tirsan oo lagu magacaabo kamel Jendoubi, ayaa sheegay in la xiray sideed ruux oo looga shakiyay inay xiriir toos ah la leeyihiin dilkii jimcaha.

kooxda IS ayaa sheegtay in mid ka mid ah xagjiriinteed uu ka dambeeyay weerarka.

Wariyaha BBC-da Tunisia ayaa sheegaya in fakarka ku saabsan shabakad qorsheysan, ay kicineyso cabsida ah inay jiri doonaan weeraro dheeri ah.

 

MUQAALO

WARARKII UGU DANBEEYAY