Saturday, February 4, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKATurkiga Oo la gubay xafiiska HDP

Turkiga Oo la gubay xafiiska HDP

Hogaamiyaha xisbiga ugu wayn ee Kurdiyiinta ee Turkiga ayaa ku eedeeyay dowladda inay abaabulayso olole dagaal lagu qaadayo xafiiskiisa.

Selahattin Demirtas, oo hogaamiya xisbiga HDP, ayaa ku eedeeyay madaxweyne Recep Tayyip Erdogan bilaabida dagaal kadib habeenkii labaad oo weerar lagu qaaday xafiiskiisa.

Magaalo madaxda Ankara, boqollaal mudaaharaadaya ayaa dab qabadsiiyay xafiiska HDP.

Mr Demirtas ayaa sheegay inay noqonayso waxaan suurtogal ahayn in la qabto doorashada dhici doonta November.

Ra’iisalwasaaraha, Ahmet Davutoglu, ayaa ku baaqay daganaansho. Arrintan ayaa ka danbaysay dagaal u dhaxeeya ciidamada Turkiga iyo mucaardka Kurdiyiinta ee la mamnuucay ee PKK

MUQAALADA

ENGILSH NEWS

Somali children play football on Mogadishu streets as city hosts high-level...

0
Friday February 3, 2023 By Mohammed Dhaysane. MOGADISHU, Somalia Somali children came out Wednesday in the nation’s capital to play football on the streets as the...