fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAUkraine oo muwaadiniinteeda ka daad gureyneysa dagaalka ka socda Sudan

Ukraine oo muwaadiniinteeda ka daad gureyneysa dagaalka ka socda Sudan

Khamiis 27,04- 2023 {HMC} Dowladda Ukraine, ayaa waxey qeyb ka tahay dalalka kale ee dadaalka ku bixinaya iney dadkooda ka daad gureeyaan dalka Sudan.

Waxay halkaa kusugnaa 91 kamid ah muwaadiniinta dalka Ukraine, sida uu sheegay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee dalkaasi, Oleh Nikolenko.

Waxa uu Facebook ku soo qoray in 64 ka mid ah dadkaasi ay doonayaan inay dib ugu laabtaan dalka Ukraine, waxaana la filayaa inay marka hore yimaadaan dalka Poland.

Shan ka mid ah dadkii lasoo daad gureeyay, ayaa loo qaaday dalka Masar, halka saddex kalena lasoo qaaday, iyaga oo gacan ka helaya dowladda Jarmalka.

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO

{DAAWO SAWIRADA} Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ismiidaamin Ah oo...

0
Jimco Sebtembar 29, 2023 {HMC} Warar dheeraad ah ayaa ka so baxaayo qasaaraha ka dhashay qaraxii Ismiidaaminta ahaa oo galabta ka dhacay Maqaaxi ku...