spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeAfrika mudo sanad ah laguma arag dabayl
Array

Afrika mudo sanad ah laguma arag dabayl

Maanta oo kale sannadkii hore ayaa cunug yar oo ku nool waqooyiga Soomaaliya waxaa la ogaaday in ay dabayl ku dhacday, laakin ilaa hadda ma jiraan kiisas kale oo laga helay Africa.

Khubarada caafimaadku way faraxsan yihiin, balse wali way feejiganyihiin.

Hay’adda caafimaadka adduunka waxay sheegtay in khatarta iminka ugu weyn ay tahay in la is dhigto.

Waddada kaliya ee looga hortagi karo dabaysha ayaa ah tallaalka.

Laakin amnidarrada ka jirta Somaliya iyo waqooyiga Nigeria, ayaa weli ah caqabad taagan.

Gobolladaas, carruurta oo dhan lama wada talaalin.

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO waxay sheegaysaa in diiraddu ay saaran tahay sii wadidda talaalka carruurta iyo adkaynta in isha lagu hayo meel walba oo lala socdo.

talaal cudurka dabeysha

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular