spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeAl-Shabaab Oo Saacado Haysatay Masaajid Ku Yaal Gaarisa...
Array

Al-Shabaab Oo Saacado Haysatay Masaajid Ku Yaal Gaarisa…

Dalka Kenya, hogaamiyayaal deegaanka ah ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ay qabsadeen muddo kooban masaajid ku yaal magaalada Gaarisa.

Kooxda Shabaab ayaa lagu soo warramay inay labo saacadood la hadleen jameecada masaajidka ka hor intaysan duurka galin. Waxay dhaliileen mas’uuliyiinta Kenya iyagoo u digay kuwa u jaajuusaya dowladda.

Bishii hore ayey Al-shabaab qabsadeen jaamacadda Gaarisa ayagoo dilay ku dhawaad boqol iyo konton ruux. Kooxda oo fadhigeedu yahay Soomaaliya ayaa sidoo kale Kenya joogta.

 

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular