spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeBaydhabo: Xulista Baarlamaanka Koofur Galbeed oo ka socota
Array

Baydhabo: Xulista Baarlamaanka Koofur Galbeed oo ka socota

Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG ah u ah Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ka soconaya Xulista Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in Xulida Xildhibaanada Maamulka Koofur Galbeed ay qaban qaabadoodu hada ka socoto Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG ah u ah Maamulka Shariif Xasan Sheikh Aadan ee Koofut Galbeed Soomaaliya.

IImaam  C/llaahi Khaliif Rooblle oo kamid ah Waxgaradka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Odayaasha Hawiye ee wax ka dhistay Maamulka ay aadayaan Magaalada Baydhabo si ay uga qeyb galaan Xulitaanka Xildhibaanada Koofur galbeed iyo sidii ay qeybtooda u qaadan lahaayeen.

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular