spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeCiidamada AMISOM” Oo Ku Hanjabay In Ay So Afjarayan Howlgalka Baay,Bakool iyo...
Array

Ciidamada AMISOM” Oo Ku Hanjabay In Ay So Afjarayan Howlgalka Baay,Bakool iyo Gedo

Iyadoo Ciidamada Midowga Afrika ee ay Maalin ka hor la wareegeen Gacan ku haynta Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa Taliska Ciidamada AMISOM ee Gobolada Baay,Bakoo iyo Gedo ay ka hadleen La Wareegida Degmada Diinsoor.

Taliyaha Ciidamada AMISOM qeybta Saddexaad ee Ciidamada AMISOM ayaa sheegay in ay soo gaba gabeeynayaan Howlgalka ay ka wadaan Gobolada Baay,Bakool iyo Gedo.

AMISOM ayaa sidoo kale sheegtay in ay Xaqiijiyeen Amaanka Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay,oo ay sii wadayaan Xaqiijinta Amniga.

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular