spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeCiraaq oo laga soo qufay Maydad ku dhaw 500
Array

Ciraaq oo laga soo qufay Maydad ku dhaw 500

Wararka ka imanaya dalka Ciraaq ayaa sheegaya in la soo saaray oo xabaalo laga soo qufay maydadka ku dhawaad 500 qof oo la rumaysanyahay in ay dileen kooxda Daacish ee la magac baxday khilaafada Islaamka.

Dil wadareedkaasi wuxuu dhacay bishii lixaad ee sanadkii hore, waxa uuna ka dhacay meel u dhaw magaalada Tikrit.

Dawladda Ciraaq ayaa magaladaasi dib u qabsaday Daacish labo bilood ka hor.

Maydadka la helay ayaa la sheegayaa in ay u badanyihiin shiico ku tababaranaysay xero millitari oo ka agdhaw halkaasi.

Ururka daacish ayaa ayaa baraha internetka soo dhigay sawiraan iyo muuqaalo dilkaasi la xiriira

Waxaa lagu qiyaasaa in ay ilaa 1700 oo qof ay ku dhinteen dilalkii ugu darnaa ee ka dhaca Ciraaq taariikhaha dhaw.

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular