spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA} 1-da Luulyo Oo Magalada Baladweyne Laga Xusay
Array

{DAAWO SAWIRADA} 1-da Luulyo Oo Magalada Baladweyne Laga Xusay

Dabal daga sand guuradii 55 ee ka soo wareegtay markii xornimada ay qateen gobollada koonfureed iyo midowgi labad gobol ayaa xalay lagu qabtay magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Munaasabada ayaa wax ka soo qeyb galay Xubno ka socda maamulka Gobolka Hiiraan saraakiisha ciidamada dowlada kuwa AMISOM iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool. Magaalada Baladweyne.

Taliyaha Ciidamada dowlada ee Gobolka Hiiraan Col Tawaane Axmed Guurey. ayaa sheegay in calanka Soomaliya u qiimo weyn ugu fadhiyo shacabka Somaliyeed. Isago hamblayo u diray dhamaan shacabka Somaliya meel kasto oo ay joogan.

Sidoo kale waxaa Munasabada ayaa Waxaa kahadlay Col. Cali dhuux cabdi mahad alle iyo Col isaq cali cabdi waxana ay ku dheraadeen kahadlka qey maha ay ledahay 1da luulyo

Gudomiyaha Dagmada Baladweyne Cismaan Macalin Khalaafoow oo iskna kahadlay munasabada ayaa shegay in malinta xurnimada ay tahay malin muhiim u ah umada soomaaliyeed waxana u ku baqay in la ilaaliyo xurnimada hada ay somaliya haysato

Gabagabada Munsabada ayaa waxaa So xiray Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka ee Dhinaca arimaha Bulshada Gobolka hiiraan sheikh xuseen cismaan Cali waxana u hambalyo u diray dhamaan umada somaliyeed waxana u sidoo kale u duceyay dadkii u geriyooda xurnimada soomaaliliya

 

munasabada xuska 1da luulyo  (1) munasabada xuska 1da luulyo  (1) munasabada xuska 1da luulyo  (2) munasabada xuska 1da luulyo  (3) munasabada xuska 1da luulyo  (4) munasabada xuska 1da luulyo  (5) munasabada xuska 1da luulyo  (6) munasabada xuska 1da luulyo  (7) munasabada xuska 1da luulyo  (8) munasabada xuska 1da luulyo  (9) munasabada xuska 1da luulyo  (10) munasabada xuska 1da luulyo  (11) munasabada xuska 1da luulyo  (12) munasabada xuska 1da luulyo  (13) munasabada xuska 1da luulyo  (14)

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular